Our Business is to make your Business Shine

Call: +252 90 658-900 / +252 90 6580800
Email: info@nadiif.so
Location: HQ Office: Garowe, Puntland – Somalia

RECEPTIONIST AND CUSTOMER CARE COURSE | KOORSADA SOO-DHAWEYNTA IYO QANCINTA MACAAMIISHA

RECEPTIONIST AND CUSTOMER CARE COURSE

  • This course for Receptionists and other staff at the front desk will:
  • Give clear guidelines for presenting a professional image
  • provide tips related to improving productivity
  • suggest tactics for communicating with ease over the telephone and in person.
  • offer guidance for dealing with surprises that occur at the front desk.
  • outline best practices for staying safe at the front desk.

Certified & Accredited

  • All students will receive a personalized certificate on completion.
  • Each certificate comes with a unique certification number that can be verified from our website; nadiif.so/nadiif_institute/certificates

KOORSADA SOO-DHAWEYNTA IYO QANCINTA MACAAMIISHA.
Koorsadan oo loogu talagalay shaqaalaha soo dhaweynta iyo qancinta macaamiisha waxaad ku baran doontaa:

  • Tilmaamo cadcad oo ku Saabsan xirfadaha soodhaweynta, Adeeg-bixinta iyo haysashada macaamiisha.
  • Talooyin iyo farsamooyin heersare ah oo aad ku hagaajin karto wax soosaarkaaga iyo shaqadaada.
  • Xeeladaha macaamilka iyo hadalka si aad si sahlan ugula hadasho macaamiisha taleefoon ahaan ama toos ahaan.
  • Talooyin ku saabsan xakamaynta cabsida iyo qajilaadda iyo hababka ugu wanaagsan ee qaybta soodhaweynta macaamiisha.

Shahaadada & Aqoonsiga

  • Dhammaan ardayda waxay helayaan shahaado shakhsi ah marka uu si dhammaystirna u qaato koorsadan
  • Shahaado kastaa waxay yeelanaysaa lambar aqoonsi oo u gaar ah oo laga xaqiijin karo boggayaga internetka www.nadiif.so/nadiif_institute/certificates.
October 2025
S S M T W T F
« Jul    
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
Follow us on Facebook