PROFESSIONAL WAITER COURSE | KOORSADA KABALYEERI XIRFADAYSAN
PROFESSIONAL WAITER COURSE
- Waiter course encompasses professional training for a career as a waiter.
- The course includes mastering skills such as arranging and serving food and drinks in restaurants and bars. Of great importance for this career are communication skills, customer treatment and the body language itself, so developing these skills is one of our main concerns.
- The course is of both theoretical and practical nature. The practice is placed at different restaurants our school cooperates with, but a student can also find a restaurant on their own.
- Upon finishing the course, the student receives a vocational certificate that he/she is eligible to work at this position. Professionalism,
Certified & Accredited
- All students will receive a personalized certificate on completion.
- Each certificate comes with a unique certification number that can be verified from our website; nadiif.so/nadiif_institute/certificates.
KOORSADA KABALYEERI XIRFADAYSAN
- Koorsadan waxaa ka mid ah xirfadaha diyaarinta adeegida cuntada iyo cabitaanka ee maqaayadaha. Muhiimadda xirfadani waa lahadalka iyo Qancinta macaamiilka iyo luuqadda Xubnaha jirka, sidaas darteed horumarinta xirfadahan waa mid ka mid ah muhiimaddayada ugu weyn.
- Koorsadu waxay ka kooban tahay casharro qoraal ah iyo Casharro ficil ah labadaba. Tababarka ficilka ah waxaan ku samaynaa makhaayado kala duwan oo dugsigayagu iskaashi la leeyahay, misana ardaygu wuxuu kaloo heli karaa makhaayad gooni u ah.
- Ardaygu marka uu dhammeeyo koorsadan wuxuu helayaa shahaado xirfadeed oo caddeynaysa inuu/inay u qalmo/qalanto ka shaqaynta booskan.
Shahaadada & Aqoonsiga
- Dhammaan ardayda waxay helayaan shahaado shakhsi ah marka uu si dhammaystirna u qaato koorsadan
- Shahaado kastaa waxay yeelanaysaa lambar aqoonsi oo u gaar ah oo laga xaqiijin karo boggayaga internetka www.nadiif.so/nadiif_institute/certificates.