PROFESSIONAL COOKERY COURSE | KOORSADA CUNTO-KARINTA XIRFADAYSAN
THE PROFESSIONAL COOKERY COURSE:
- We will teach you the fundamental skills and techniques required to enjoy your cookery with confidence.
- These courses will build your confidence in all areas of the kitchen.
- Our professional cookery courses are highly professional. We cater to the needs of every cook, whether you have limited experience in the kitchen or already have a good grounding – you can learn to be a professional cook with NADIIF Institute.
Certified & Accredited
- All students will receive a personalized certificate on completion.
- Each certificate comes with a unique certification number that can be verified from our website; nadiif.so/nadiif_institute/certificates.
KOORSADA CUNTO-KARINTA XIRFADAYSAN.
- Waxaan ku baraynaa xirfadaha iyo farsamooyinka aasaasiga ah ee loo baahan yahay si aad ugu kalsoonaato cunto karintaada.
- Koorsooyinkan waxay kaa dhisi doonaan kalsoonidaada ee dhammaan jikadaada.
- Koorsada xirfadda-karisku waa xirfad sare. haddii aad leedahay khibrad yar oo jikada ah ama horeyba u lahayd khibrad – Machadka NADIIF wuxuu kaa dhigayaa Cunto-kariye Xirfadaysan.
- Shahaadada & Aqoonsiga
- Dhammaan ardayda waxay helayaan shahaado shakhsi ah marka uu si dhammaystirna u qaato koorsadan
- Shahaado kastaa waxay yeelanaysaa lambar aqoonsi oo u gaar ah oo laga xaqiijin karo boggayaga internetka www.nadiif.so/nadiif_institute/certificates.