PROFESSIONAL CLEANING SKILLS COURSES | KOORSADA NADAAFADDA XIRFADAYSAN
PROFESSIONAL CLEANING SKILLS
- Cleaning is a skill
- Professional cleaning is a skill that requires a broad knowledge in a wide range of skills, including planning and organization, surface materials, cleaning techniques and health and safety for chemicals, equipment and site. Untrained cleaners, without this knowledge, pose a risk to themselves, to others, the surface materials, and can contribute to significant wastage of time and cleaning products.
- Why training is essential?
- Aside from a safety point, training is essential to promote better cleaning practices and standards and can help reduce direct costs through reduced wastage. Training will also bring in new ideas into an organization. Training is also about introducing new opportunities that could be harnessed and new ways to improve current procedures and thinking.
- Certified & Accredited
- All students will receive a personalized certificate on completion.
- Each certificate comes with a unique certification number that can be verified from our website.
KOORSADA NADAAFADDA XIRFADAYSAN
- Nadaafaddu waa Xirfad.
- Nadiifinta waa xirfad u baahan aqoon, sida Qalab ahaan, qorsheyn ahaan, habayn ahaan iyo farsamooyinka nadiifinta, sidoo kale waxaa muhiim ah ilaalinta caafimaadka iyo ammaanka kimikooyinka. Shaqaale Nadaafaded oo aan aqoontaas lahayn waxay khatar ku yihiin naftooda, nafta kuwa kale, qalabka, waxay geysan karaan wakhti dhumis iyo dhibaatooyin ka dhasha qashinka iyo nadafaad xumada.
- Muxuu Tababar ku u yahay Asaasi?
- Marka laga soo tago dhinaca Ammaanka iyo Caafimaadka, tababarku waa lagama maarmaan si kor loogu qaado nadiifinta, sidoo kale waxay kaa caawin kartaa dhimista kharash badan. Tababbarradu sidoo kale waxay abuuri karaan fursado cusub oo lagu hagaajin karo hannaanka iyo fikradaha hadda jira ee loo adeegsado shaqada Nadaafadda.
- Shahaadada & Aqoonsiga
- Dhammaan ardayda waxay helayaan shahaado shakhsi ah marka uu si dhammaystirna u qaato koorsadan
- Shahaado kastaa waxay yeelanaysaa lambar aqoonsi oo u gaar ah oo laga xaqiijin karo boggayaga internetka www.nadiif.so/nadiif_institute/certificates.