Our Business is to make your Business Shine

Call: +252 90 658-900 / +252 90 6580800
Email: info@nadiif.so
Location: HQ Office: Garowe, Puntland – Somalia

NADIIF is a Service Provider Company involved in all aspects of cleaning, Laundry,  Selling materials used to clean and Staff Training (Cleaners, Receptionists, Waiters and Cookers ). Read More 

NADIIF waa Shirkad Adeeg Bixiye ah, oo ka shaqaysa Noocyada Nadaafadda, Doobbiga Dharka (Dhar-dhaqidda) iibinta Agabka Nadaafadda iyo Tababarka Shaqaale  Xirfadlayaal ah sida:  Sii Akhri 

Testimonials | Ammaan

Dhibaato badan baan ku qabay shaqaalaha,  Waan ku nastay Adeegyada Hufan ee NADIIF, Waa Mahadsantihiin.

Hooyo

Waan u mahadcelinayaa NADIIF, waxaan helay kalsooni aan ku shaqaysan karo, dhibaato badan baa kala kulmi jarnay ka shaqaynta Xaafadaha, sida Heshiis la’aan, Culasyka Shaqada oo aan qeexnayn, Fasax la’aan, Tacaddi iyo Xuquuq la’aan

Shukri Hassan

May 2026
S S M T W T F
« Jul    
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
Follow us on Facebook